Imaamka masaajidka Lamemba ee magaalada Sydney ayaa loo soo diray waraaq hanjebaad ah oo ay Islamophobia Register Australia (IRA), ku sheegeen mid "aad naxdin u leh". Burburin, dil iyo afduub ayaa ka mid ah hanjebaadaha ku qoranaa. Booliiska iyo hay'adaha ay khusayso ayaa loo dhiibay waraaqda, siday ay sheegeen IRA.