SBS News Somali: Warkii Arbaco 17 December 2025

Credit: SBS
Kooxaha Yuhuudda Ausralia ayaa Ra'iisal-wasaaraha ku boorriyey la dagaallanka nacaybka Yuhuudda, iyadoo ay dowlad-goboleedyaduna ka fiirsanayaan adkaynta ruqsadaha hubka, iyo inay dadka aan muwaaddiniinta ahayn ka mamnuucaan lahaanshaha hubka.
Share



