SBS BRAND 2011 Source: AAPSiyaasiyiin, aqoonyanahano iyo hogaamiyayaal bulshada Muslimiinta ayaa diiday dhaliishii u danbaysay ee Senatorad Hanson usoo jeedisay Muslimiinta. Waraysi ayay Senatorad Hanson ku canbaaraysay dhisida masaajidada,haweenka wajigooda qariya iyo guud ahaan hab dhaqanka muslimiinta.
Siyaasiyiin, aqoonyanahano iyo hogaamiyayaal bulshada Muslimiinta ayaa diiday dhaliishii u danbaysay ee Senatorad Hanson usoo jeedisay Muslimiinta. Waraysi ayay Senatorad Hanson ku canbaaraysay dhisida masaajidada,haweenka wajigooda qariya iyo guud ahaan hab dhaqanka muslimiinta.