Senatorad Hanson oo wajahaysa dhaliilo la xariira caruurta qabta xanuunka autism.
SBS BRAND 2011 Source: AAP
Pauline Hanson ayaa wajahaysa dhaliilo badan oo kaga imanay hadal ay ka sheegtay caruurta qaba xanuunka autism. Waxay diiday inay ka noqoto hadalkeedii ahaa in caruurta autsimka qaba laga saaro fasalada caruurta kale dhigtaan.
Share