Hogaamiyaha One Nation Pauline Hanson ayaa ku baaqday in la tarxiilo ama la xiro dadka loo haysto inay qatar amaanka ku yihiin. Baaqeeda ayaa aad loo dhaliilay, laakiin qaar ka mid siyaasiyiinta federalka ayaa taageersan.
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

