Settelement Guide: Sidee la isaga ilaaliyaa tuugada Internet-ka?

COVID-19 scams Source: Getty Images/Bill Hinton
Tuugada Internet-ka (scammers) ayaa muddadii safmareenka COVID19-ku socday lacag ka dhacday dad badan. Waxay adeegsadaan xeelado lagu siri karo qofkii aan ka feejignaanin. Haddaba waxaa jira tallaabooyin la qaadi karo si looga feeejignaado, la isagana difaaco tuugada Internet-ka.
Share