SKIP TO MAIN CONTENT

Settlement Guide: Family Immigration - Fiisayaasha qoysasku kusoo degaan Australia

Fiisayaasha qoysaska
Source: iStockphoto

Kooxaha soo-galootida ah ee Australia soo dega sannad kasta, waxaa ugu badan qoysaska. Fiisayaal kala nooc iyo magacyo duwan, shuruudohoodunu kala duwan yihiin ayay kusoo geli karaan qoysaska iyo qaraabadoodu. Muddooyin kala duwanna waa la sugaa fiisayaasha oo ay ugu dheer tahay 50 sannadood.

Published

Presented by Abdinur Ismail

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Kooxaha soo-galootida ah ee Australia soo dega sannad kasta, waxaa ugu badan qoysaska. Fiisayaal kala nooc iyo magacyo duwan, shuruudohoodunu kala duwan yihiin ayay kusoo geli karaan qoysaska iyo qaraabadoodu. Muddooyin kala duwanna waa la sugaa fiisayaasha oo ay ugu dheer tahay 50 sannadood.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now