Sida lagu noqdo muwaadin Australian ah

An Australian citizenship recipient holds his certificate during a citizenship ceremony on Australia Day in Brisbane, Thursday, Jan. 26, 2017. Source: AAP
Dad badan ayaa ku qanca in ay Australian noqdaan. In ka badan shan milyan ayaa qaatay sharciga Australia laga soo bilaabo sanadii 1949.
Share