Sidee loo helaa taageerada Legal aid oo bilaash ah Source: Getty Images
Austaralia waxaa ka jirta hay'ad la yidhaahdo Legal Aid oo dadka aan iska bixin Karin khidmadda qareennada ka caawisa inay talo sharci siiso ama u qabato qareen lacag la'aan ah. Waxaase ku xidhan shuruudo. Warbixintan ayaa sharraxaysa sida loo heli karo taageerada Legal Aid oo bilaash ah.