Settlement Guide: How To Prevent Drowning - Sida looga hor tago ku qaraqanka biyaha.

Source: Pixabay
Bilicda xeebaha badda Australia waxaa ku laban khatartooda. Dad baa sannad kasta siyaabo kala duwan ugu dhinta oo ay ku jirto qarraqanku. Warbixintan ayaa ka hadlaysa sida looga hortegi ku dhimashada biyaha.
Share