SKIP TO MAIN CONTENT

Settlement Guide: Soo galootida Ausralia oo Afar sannadood sugi doona lacagta dowladda

Payment waiting perion increased for new immigrants
Muddada sugitaanka lacagta dowladda oo lagu dheereeyey dadka cusub ee soo deggaya Australia. Source: AAP

Australia ayaa waxa ka beddelaysa sharciga lacag-siinta dadka waddanka soo degaya, laga bilaabo 2022-ka. Dadka ku yimaadda fiisayaasha badankooda ayaa sugi doona afar sannadood inta aanay sharci u yeelannin lacagaha dowladdu ku caawiso dadka sharciga u leh.

Published

Updated

Presented by Abdinur Ismail

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Australia ayaa waxa ka beddelaysa sharciga lacag-siinta dadka waddanka soo degaya, laga bilaabo 2022-ka. Dadka ku yimaadda fiisayaasha badankooda ayaa sugi doona afar sannadood inta aanay sharci u yeelannin lacagaha dowladdu ku caawiso dadka sharciga u leh.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now