Source: SBS"Hadda iibso, hadhowna iska bixi" waa nooc alaabta la iibsanayo lagu amaahdo, iyadoo tartiib-tartiib loo bixiyo. Badanaaba dulsaaar ma laha, heliddeeduna waa sahlan tahay. Laakiin, waxaa ku qarsoon dhibaatooyin haddii aan laga feejignaan sababa culuys iyo dhib dhaqaale.
Published
Updated
Presented by Abdinur Ismail
Source: SBS
Skip to podcast episode contentShare this with family and friends
"Hadda iibso, hadhowna iska bixi" waa nooc alaabta la iibsanayo lagu amaahdo, iyadoo tartiib-tartiib loo bixiyo. Badanaaba dulsaaar ma laha, heliddeeduna waa sahlan tahay. Laakiin, waxaa ku qarsoon dhibaatooyin haddii aan laga feejignaan sababa culuys iyo dhib dhaqaale.