SKIP TO MAIN CONTENT

Settlement Guide: Workplace Discrimination - Takoorka Goobaha Shaqada

workplace safety
Source: SBS

Takoorid ayaa mar-marka qaarkood ka dhacda goobaha shaqada ee Australia, ha ka yimaaddo dhinaca loo-shaqeeyaha ama shaqaalaha kalaba'e. Waxaase jira sharciyo ilaaliya xuquuqda shaqaalaha oo heer federaal iyo heer dowlad-goboleedba ah. Haddaba muxuu yeeli karaa qofka shaqada lagu takooraa, maxaase loo qaadan karaa inay yihiin takoor?

Published

Presented by Abdinur Ismail

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Takoorid ayaa mar-marka qaarkood ka dhacda goobaha shaqada ee Australia, ha ka yimaaddo dhinaca loo-shaqeeyaha ama shaqaalaha kalaba'e. Waxaase jira sharciyo ilaaliya xuquuqda shaqaalaha oo heer federaal iyo heer dowlad-goboleedba ah. Haddaba muxuu yeeli karaa qofka shaqada lagu takooraa, maxaase loo qaadan karaa inay yihiin takoor?

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now