Shakhsiyaad India lagu xidhay iyagoo Internet-ka ku xaraashaya haween Muslimiinta Hindiya ah

Police in India have arrested a man alleged to be behind the offering for sale of Muslim women through a fake online auction Source: AP
Booliiska India yaa qabtay labo shakhsi oo lagu eedeeyey inay Internet-ka ku xaraashayeen haween Muslimiinta India ee laga tirada badan yahay ah, iyadoo aanay haweenku ka war haynin.
Share