Shaqo la'aanta Australia oo korortay

Job adverts are seen in a weekend newpaper in Canberra, Wednesday, Nov. 11, 2015. (AAP Image/Lukas Coch) NO ARCHIVING Source: AAP
Dadka shaqo la'aanta ah ee Australia ayaa la sheegay inay kordheen laakiin dawlada federalka ayaa sheegtay in tirakoobkan la qaaday waqti Vic iyo NSW ay xanibaado ku jireen.
Share