Sheekh Ciise oo tallaalkiisii labaad qaadanay Source: Talent provided imageSheekh Ciise oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee Melbourne, Australia ayaa qaatay tallaalkiisii labaad ee AstraZeneca. Wuxuuna sheegay, inay bannaantahay waxa kasta oo la isku daweeyo oo xaaraan ahayn.
Published
Presented by Abdinur Ismail
Source: SBS
Skip to podcast episode content
Share this with family and friends
Sheekh Ciise oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee Melbourne, Australia ayaa qaatay tallaalkiisii labaad ee AstraZeneca. Wuxuuna sheegay, inay bannaantahay waxa kasta oo la isku daweeyo oo xaaraan ahayn.