Sheikh Cabdiwali waa mid ka mid Imaamada ugu caansan Melbourne. Wuxuu u sheegay SBS Somali in dugsigiisa iyo kuwa kale ay caruurta baraan oo kaliya diinta iyo dhaqanka. Wuxuu diiday fikradha ah inay jirto baahi loo qabo in dugsiyada la sharciyeeyo.
Share





