Shirkii G20 oo lagu sheegay guul diblomaasiyadeed iyo Donald Trump oo ka maqanaa

African Union

South African President Cyril Ramaphosa Source: AP

Hoggaamiyeyaasha caalamka ayaa ku tilmaamay shirkii ugu horreeyay ee G20 ee lagu qabto qaaradda Afrika inuu yahay guul u soo hoyatay wada-jirka iyo iskaashiga caalamiga ah, laakiin madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo isagu ka maqnaa shirka, ayaa waxaa ka dhashay su’aalo ku saabsan doorka uu maraykanku kaga jiro nidaamka caalamiga ah ee isbeddelaya.



Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now