Shirkii Heritage oo sadex maalmood ka socday Djibouti ayaa la soo gaba gabeeyay. Shirkan ayaa looga hadlayay xasaraha ka jira gobolka Geeska Africa ee Soomaalidu degan tahay.