Beautiful Game Changers Logo (SBS)Kubbadda cagtu ma aha oo keliya jimicsi iyo madadaalo. Waxay noqon kartaa aalad loo adeegsadao isu-soo dhoweynta iyo wada-jirka bulshada. Gaar ahaan dadka dhowaan dalka soo galay, ayay qaarkood u noqotaa jid-bixiye u iftiimiya nolosha Australia. Warbxintan ayaa faahfaahinaysa.
Published
By Sahil Makkar, Peter Theodosiou
Presented by Abdinur Ismail
Source: SBS
Skip to podcast episode content
Share this with family and friends
Kubbadda cagtu ma aha oo keliya jimicsi iyo madadaalo. Waxay noqon kartaa aalad loo adeegsadao isu-soo dhoweynta iyo wada-jirka bulshada. Gaar ahaan dadka dhowaan dalka soo galay, ayay qaarkood u noqotaa jid-bixiye u iftiimiya nolosha Australia. Warbxintan ayaa faahfaahinaysa.