Xubno ka tirsan jaaliyada Soomaalida ee degan Wyndham ayaa isugu yimid Barbeque iyo inay ka tashadaan arimo haysta bulshadaas. Kulanka ayaa diirada lagu saaray si loo caawin lahaa dhalinyarada loogana hortagi lahaa inay dariiq qaldan raacaan.
Share
LIVE, FREE and EXCLUSIVE
SBS Somali Source: SBS Somali
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

