Xaflad lagu xusayay sanadguurada 61aad ee ka soo wareegtay markii gobolada koofureed xoriyadooda ka qaateen gumaysihii Talyaaniga sidoo kalana ay midoobeen ayaa lagu qabtay Golden Grill oo ku taal Mall-ka xaafadda Heidelberg West.