Credit: SBS AudioUrurka midowga Yurub oo deeq lacageed siiyey Soomaaliya. Shir dib-u-heshiisiin ah oo Galmudug ka furmay iyo wararkii ugu dambeeyey ee shirka 1-da Febraayo u furmaya dowladda golaha samatabixinta.
Ururka midowga Yurub oo deeq lacageed siiyey Soomaaliya. Shir dib-u-heshiisiin ah oo Galmudug ka furmay iyo wararkii ugu dambeeyey ee shirka 1-da Febraayo u furmaya dowladda golaha samatabixinta.