Madaxweyne Farmaajo ayaa Ayaa Cumar Filish U magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Banadir islamarkaan ah Duqa Caasimada Muqdisho , waxaa xilkaas ka geeriyooday Duqii Hore Eng. Yariisow oo xafiiskiisa Lagu Weeraray Qaraxii lagu dhawacay akdibna u geeriyooday
Share





