Beerta qudaarta Soomaalida ee galbeedka Melbourne

Source: Provided by Fagare
Qaar ka mid ah haweenka Soomalida degan Melbourne ayaa la siiyay dhul yar oo ay ku beertaan qudaar. Waxaan ka waraysanay Fadumo Fagare oo ka mid ah haweenka ku lugta leh mashruucan ay soo qabqaban qaabiyeen AMES Australia.
Share