Somaliya iyo khilaafka gacanka carbeed
SBS BRAND 2011 Source: SBS Somali
Dawlada Soomaaliya ayaa cadaadis siyaasadeed uga imanayaa dhinacyada isku haya khilaafka dalalka Khliijka. Booska dhexdhexaadka ah ee Soomaaliya qaadatay masii wadikartaa? Suaashaas ayaan waydiiyay Issa Farah oo madax ka ah Bilan Consultants.
Share