Credit: SBS/Vrishali JainDiyaar-grawoga doorashada golayaasha deegaanka gobolka Benaadir oo socda iyo shacabka oo lagu boorriyey inay qaataan kaadhka aqoonsiga si ay u codeeyaan. Puntland oo beenisay inay falal budhcadnimo ahi ka dhaceen xeebaha Eyl ee gobolka Nugaal.
Diyaar-grawoga doorashada golayaasha deegaanka gobolka Benaadir oo socda iyo shacabka oo lagu boorriyey inay qaataan kaadhka aqoonsiga si ay u codeeyaan. Puntland oo beenisay inay falal budhcadnimo ahi ka dhaceen xeebaha Eyl ee gobolka Nugaal.