Somalia News - Warkii Soomaaliya: Arbaco 19 November 2025

Credit: SBS/Vrishali Jain
Ka dib dembiyada iyo dhaca oo batay awgeed ayuu guddoomiyaha gobolka Hiiraan awaamiir cusub oo nabadda lagu sugayo soo rogey. Jubba Land-na waxay ku dhawaaqday shir qaran.
Share

