Somaliland Iyo Puntland oo ka halday Dadkii laga soo raafay Laascaanood

Laascaanood oo dad laga raafey la geeyey gobolka Mudug Source: Twitter/Puntland Mirror
Somaliland iyo Puntland ayaa labaduba ka hadleen dadkii la sheegay in dhowaan Laascaanood laga soo raafay.
Share