Spain ayaa u gudubtay final-ka Koobka Adduunka ee FIFA kadib markii ay kulankii semi-finalka 2-0 ku garaacday Faransiiska. Guushaas ayaa soo afjartay rajadii Faransiiska ee hanashada koobkii saddexaad ee taariikhdeeda, iyadoo haatan isu diyaarinaysa ciyaarta kaalinta saddexaad ee Sabtida.
Spain oo 2-0 kaga adkaatay Faransiiska, una gudubtay finalka Koobka Adduunka
Share





