Sida Australia ganacsi looga bilaabo
SBS BRAND 2011 Source: AAP
Inaad bilowday ganacsi aad adigu leedahay intaad qof u shaqayn lahayd ayaa Australia kusoo badanaysa. Lahaanshaha ganacsiga ayaa 2.4% kordhay sanadkii lasoo dhaafay sida lagasoo xigtay tirakoob ay samaysay xafiiska tirakoobka Australia.
Share