Sweden iyo Finland oo doonaya inay ku biiraan NATO kadib duulaankii Ukraine
Saab JAS-39C Gripen Sweden Source: NATO
Duulaankii Ruushku ku qaaday Ukraine ayaa dalal kale oo gobolka ah galisay cabsi ay ka qabaan inay iyaguna ku xigaan. Finland iyo Sweden oo lagu yaqaanay dalal dhex dhexaad ah ayaa hadda shacabku taageerayaan in NATO ay ku biiraan laakiin taasi ma ah mid Ruushka ka farxinaysa.
Share