George Street in The Rocks is seen empty in Sydney amid a coronavirus lockdown Source: AAPXanibaada Sydney oo la filayo inay waqti sii socdaan maadaama kaysasku sii kordhayaan. Cabdullahi Farah oo ka mid ah Jaaliyada Sydney ayaa nooga waramay dareenkiisa ku saabsan xaalada Sydney.
Xanibaada Sydney oo la filayo inay waqti sii socdaan maadaama kaysasku sii kordhayaan. Cabdullahi Farah oo ka mid ah Jaaliyada Sydney ayaa nooga waramay dareenkiisa ku saabsan xaalada Sydney.