Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Duqa xaafad Sydney ku taal oo lagu eedeeyay Yuhuud nacayb.

Mosman Mayor

Mosman Mayor Source: AAP

Duqa xaafad ka mid ah Sydney ayaa lagu eedeeyay inuu Yuhuuda neceb yahay kadib hadal uu ka yiri haysashada Israel ee daanta galbeed. Duqa Mosman ayaa sheegay inuusan ka qaybgalayn casuumaad ay u fidisay jaaliyada Yuhuuda laakiin wuxuu dafiray inuu xafaladaas u qaadacay sababtoo ah halka uu ka taagan yahay Isreal.

Published

Updated

By Hassan Jama

Source: SBS

Share this with family and friends

Duqa xaafad ka mid ah Sydney ayaa lagu eedeeyay inuu Yuhuuda neceb yahay kadib hadal uu ka yiri haysashada Israel ee daanta galbeed. Duqa Mosman ayaa sheegay inuusan ka qaybgalayn casuumaad ay u fidisay jaaliyada Yuhuuda laakiin wuxuu dafiray inuu xafaladaas u qaadacay sababtoo ah halka uu ka taagan yahay Isreal.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now