Xafiiska tirakoobka Australia ayaa siidaayay natiijadii tirakoobkii 2016. Tirkoobka ayaa lagu shaaciyay Australia korortay, dadka da'daa ku bateen, dhaqamada kala duwan kusii bateen, diintu ku yaraatay, Asian badana ku nool yihiin.
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends
