Tirakoobkii u danbeeyay ayaa muujinaya in sadexdiiba mid ka mid ah shacabka Australia uusan diin haysan.
AAP Source: AAP
Tirakoobkii u danbeeyay ayaa muujinaya in sadexdiiba mid ka mid ah shacabka Australia uusan diin haysan. Tan ayaa ka dhigan isbadal wayn marka loo fiiriyo 1960 markaas oo 88% dadku isku tilmaami jireen masiixiyiin.
Share