"Tigreegu waxay rabaan inay meeqaamkoodii soo ceshadaan"

Source: Supplied
Colaadda ka socota dalka Ethiopia ayaa gashay 10 bilood iyadoo aysan jirin xal muuqda oo lagu soo afjaro dagaalada qoymiyadaha ku salaysan ee dalka ka socda. Abdi Garaad waa aqoon yahay bartay arimaha amaanka iyo dawladnimada.
Share