Maxkamad racfaan ah ayaa ayiday go'aan ay dawladu uga goosatay qarashaadkii ay siin jirtay Iskuulka Islaiga ee Malik Fahad ee Sydney. Dawlada ayaa maalka ka goosatay iskuulka sanadkii lasoo dhaafay kadib markay ogaatay inuu u shaqaynayay sidii faaiido raadis.
Share




