Raiisul wasaaraha ayaa sheegay inuu isagu kaftanka isula jeeday mar uu ka qudbayay xaflad aan loogu talogalin in wixii la dhaho aan la shaacin. Fidiyow hoosta laga dusiyay ayaa waxaa ka muuqda Mr Turnbull oo iska dhigaya ama dhaajinaya madaxweynaha Maraykanka.
Share




