Booliska Victoria ayaa aaminsan in ninkan uu kaligiis howshan ku ahaa qatartuna hadda dhamaatay. Labo qof ayaa ku dhintay oo uu ku jiro ninkii dablayda ahaa dhacdan ka dhacday xaafada Brighton ee Melbourne.