Booliska Uk ayaa magacaabay ninkii ka dabneeyay weerarkii London
AAP Source: AAP
Booliska Britan ayaa magacaabay nin Britan ku dhashay inuu ka danbeeyay weerarkii dadku ku dhinteen ee ka dhacay London. Khalid Masood ayaa 4 dilay ku dhawaad 40 kalana dhaawacay.
Share