Isreal ayaa caro uga jawaabtay golaha amaanka QM oo ansixiyay qaraar looga dalbanayo inay si degdeg ah ku joojiso dhisida ay ka wado dhulka ay Falastiyiinta ka haysato. Tan ayaa suurto gashay sababtoo ah Maraykanka ayaa badalay siyaasadoodii ahayd inay codka qayaxay ugasoo horjeestaan wayna ka aamuseen markan.
Share




