Shirka ururka Somali Voice Victoria Source: SBS SomaliUrur cusub oo loo bixiyay Somali Voice Victoria ayaa looga dhawaaqay xaafadaha woqooyi ee gole deegaanka Banyule. Waxaan ujeedada ururka ka waraysanay Cabdirisaaq Shiino oo ah gudoomiyaha ururka.
Urur cusub oo loo bixiyay Somali Voice Victoria ayaa looga dhawaaqay xaafadaha woqooyi ee gole deegaanka Banyule. Waxaan ujeedada ururka ka waraysanay Cabdirisaaq Shiino oo ah gudoomiyaha ururka.