Urur cusub oo loo bixiyay Somali Voice Victoria ayaa looga dhawaaqay xaafadaha woqooyi ee gole deegaanka Banyule. Waxaan ka waraysanay xubno ka qayb galay kulanka lagu soo bandhigay ururkan cusub.