Source: SBS SomaliUrur cusub oo loo bixiyay Somali Voice Victoria ayaa looga dhawaaqay xaafadaha woqooyi ee gole deegaanka Banyule. Waxaan ka waraysanay Xasan Bashiir oo ka tirsan Somali Voice Victoria.
Urur cusub oo loo bixiyay Somali Voice Victoria ayaa looga dhawaaqay xaafadaha woqooyi ee gole deegaanka Banyule. Waxaan ka waraysanay Xasan Bashiir oo ka tirsan Somali Voice Victoria.