Religious and multicultural leaders gather to get their COVID vaccinations (SBS) Source: SBS
Madaxda diimaha kala duwan ee Australia ayaa ka walaacsan sharuucda lagu doonayo in dadka aan tallaalnayn loo diido inay galaan goobaha qaar sida Masaajidadda.