Doorashadii WA oo One Nation sidoo laga filayay guull ka gaarin.
SBS BRAND 2011 Source: AAP
Xisbiga One Nation ayaa u muuqday inaysan gaarin sidii laga filayay doorashada WA. Hogaamiyaha xisbiga Pauline Hanson ayaa wali rajo ka qabta inay kursi ama labo ka helaan aqalka sare.
Share