Waxaa wali socda wacyi galinta tallaalka iyadoo Australia ay qarka u saaran tahay in dadka ka wayn 16 sano ay 80% ay labadda tallaal qaataan. Waxaan arimahaas ka waraysanay xubno ka tirsan ururka Somali Healthcare Professionals. Dr Omar Elmi, Fadumo Elmi iyo Umulkhayr Suufi.