Wararka maanta 24 Nofember

Warka Jimco - 4 Maarso 2022 Source: SBS
Wararka waxaa ka mid ah: Victoria oo sheegtay inay dawlada federalka maxkamad la tiigsan doonto. Kaysaska COVID-19 Northern Territory oo sii kordhay. Dawlada federalka Australia oo liiska argagixisada ku dartay kooxo xagjir ah.
Share