Waraysi: Cilmi Nuur Faarax Webi - Go'aankii maxakamadda ICJ ee badda

Cilmi Nuur Faarax Webi Source: SBS
Cilmi Nuur Faarax Webi ayaa waraysi lala yeeshay kaga hadlay go'aankii maxakamadda International Court of Justice (ICJ) ka soo saartay dacwadda xuduudeynta badda ee Soomaaliya iyo Kenya
Share